Dadweyne.com

Ahlusunah oo kulan ay isugu yimaadeen Nairobi ku taageeray hawlagalada cusub ee dalalka dariska ku qaadayaan Kooxda Shabaab.
Ahlu Sunna By SYAO NBO

Kulankan oo diirada lag saarayey isbadaladi ugu dambeeyey ee dalka  gudihiisa ka dhacay iyo kaalinta Ahlusunah ayaa waxaa soo qabanqaabisay  hay’ada arimaha dhalinyarada ka shaqeysa ee SYAO.

Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay culumaa’udiin caan ka ah dalka  Soomaaliya oo uu ka mid ahaa Shiikh Cismaan Xidig oo si weyn loogu  qadariyo fidinta diinta islaamka iyo abuurida xer fara badan oo daafaha  Soomaaliya  ah .

Kulanka ayaa marka ugu horeysa waxaa ay culumaa’;diinka Ahlusunah ku  taageereen hawlgalka cusub ee ay dawladaha dariska ku qaadeen  maleeshiyaadka Al-Shabab gaar ahaan kuwa ay ciidamada Kenya ka wadaan  gobolada Jubooyinka iyo Gedo.

Max’ed Xuseen Owliyo afhayeenka Ahlusuanh ee Yurub ayaa ka sheegay  madasha in Ahlusunah ay soo dhaweyneyso cid walba oo Shabab dalka ka  xureyneyso isagoo sheegay in dagaalka uu yahay mid bilaw ah ayna wadi  doonaan ilaa Shabab laga saaro dalka .

mr Owliyo waxaa uu uga mahad celiyey SYAO kaalinteda wacyigalineed   ee ku aadan in dhalinta aysan qaadan fikradaha la soo minguuiyey ee  Wahabiyisamka ah , waxaana uu sheegay hadii Shabab laga adkaado inuu  jiri doono dagaal kalew oo u baahan in fikradoodina dalka laga suuliyp.

Shiik Sharde Mire oo k mid ah isna caalimiinta Ahlusunah ayaa farta  ku goday in looga adkaan karo fikradaha fasaadka in dhalinyarada la  wacyigaliyo .

Sidoo kale afhayeenka Ahlusunah ee Hiiraan Shiikh  bashir Shiikh Cilmi ayaa soo dhaweeyey dhinaciisa duulaanka cusub ee  loogaxureynayo G/hiiran kooxda Shabab , waxaana uu dadka reer Hiiraan  ugu baaqay in ay taageeraan ciidamada dawladda ee kaabiga ku haya  magaalada.

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa xildhibaano ka  tirsan barlamaanka Soomaaliya, waxaana magacooda ku hadlay xildhibaan  Yasin Bucul oo sheegay in Ahlsunah ay ciyaarayaan dawr muhiim ah sidii  dalka lo xasilin lahaa , waxuuna ku amaanay iney u soo jeeesteen  difaacida dalka.

kulanka oo ay ka qeybgaleen dad ka badan  350 qofood waxuu ku soo  beegmayaa xili dawladaha Kenya iyo Ethopia ay wadaan guluf ka dhan ah  kooxda Shabaab .

Kulankan ayaa ah nuuciisa midki ugu weynaa ee  Nairobi ka dhaca iyadoo Culumaa’udiinka Ahlusunah ay muujiyeen sida ay  siyaasad ahaan ugu go’antahay iney la dagaalaan Shabaab ayna taageeraan  dalalka ku soo biiray hawlgalka.

Ururada bulshada rayidka Muqdisho oo taageraya ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ee dagaalka ku jira kooxda Shabab.
Ururarada bulshada rayidka Muqdisho ayaa u muuqda kuwodhiiragalinaya ciidamada xooga dalka ee maalmahan guulaha is daba jooga ah kagaarayey dagaaladi ay la galeen kooxda shabaab.

Gudoomiyaha ururka dhalinyarada SYAO Max’ed Ibrahim CaliCajiib oo ay wehliyaan haweenka Muqdisho ayaa si wadajir ah waxaa ay booqashougu bixiyeen furumaha dagaalka si ay ciidamada ugu dhiiragaliyaan dagaalkashabab Muqdisho looga xureynayo.

Max’ed Cajiib oo saxaafada kula hadlay jiidaha ayaa ugamahad celiyey ciidamada geesiyaasha ee xooga dalka sid ay waji ka waji uhortaaganyihiin maleeshiyaadka argagaxisada Shaba bee ku xiran Al-Qacida.

Gudoomiyaha SYAO waxaa safarkiisa ku wehlinayey Ubax TahliilWarsame , Jawaahir Barqaab iyo haween fara badan , waxaana ay gaarsiiyeen ciidamadadeeqo isugu jira Ari , cabitaano , iyo bustayaal ay ka galaan qaboga habeenkimaadama ay goobo cidlaha jiifaan.

Booqashadan xubanaha bulshada rayidka ku tageen waxaa aymuujineysaa sida bulshada Muqdisho ay uga go’antahay taagerada ay u hayaan dawladdaSoomaaliya ee dagaalada kula jirta kooxda Shabab.

Ururarada bulshada rayidka Muqdisho ayaa u muuqda kuwodhiiragalinaya ciidamada xooga dalka ee maalmahan guulaha is daba jooga ah kagaarayey dagaaladi ay la galeen kooxda shabaab.

Gudoomiyaha ururka dhalinyarada SYAO Max’ed Ibrahim CaliCajiib oo ay wehliyaan haweenka Muqdisho ayaa si wadajir ah waxaa ay booqashougu bixiyeen furumaha dagaalka si ay ciidamada ugu dhiiragaliyaan dagaalkashabab Muqdisho looga xureynayo.

Max’ed Cajiib oo saxaafada kula hadlay jiidaha ayaa ugamahad celiyey ciidamada geesiyaasha ee xooga dalka sid ay waji ka waji uhortaaganyihiin maleeshiyaadka argagaxisada Shaba bee ku xiran Al-Qacida.

Gudoomiyaha SYAO waxaa safarkiisa ku wehlinayey Ubax TahliilWarsame , Jawaahir Barqaab iyo haween fara badan , waxaana ay gaarsiiyeen ciidamadadeeqo isugu jira Ari , cabitaano , iyo bustayaal ay ka galaan qaboga habeenkimaadama ay goobo cidlaha jiifaan.

Booqashadan xubanaha bulshada rayidka ku tageen waxaa aymuujineysaa sida bulshada Muqdisho ay uga go’antahay taagerada ay u hayaan dawladdaSoomaaliya ee dagaalada kula jirta kooxda Shabab.

Ciidammada Dowladda Oo Howlgal Ku Qaaday Goob Ay Isbaato U Taalay Maleeshiyada Shabaab
Ciidammada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Gedo ayaa maanta Howlgal ku qaaday goob ay isbaaro u taalay Maleeshiyo ka tirsan kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab.

Goobta ay Ciidammada Dowladda Soomaaliya maanta howlgalka ka fuliyeen ayaa 20KM u jirta magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo waxaana Ciidammada u suurto gashay inay la wareegaan gacan ku heynta goobta ay Maleeshiyada Shabaabka horey Jidgooyada u dhigteen.

Gudoomiyaha maamulka gobolka Gedo Mudane Maxamed Cabdi Kaliil oo wareysi siiyey Radiyaha dowlada ayaa tilmaamay in howlgalka uu guul kusoo dhamaaday Maleeshiyadii Isbaarada u taalayna ay badankood goobtaasi ku dileen halka ay Ciidammadii howlgalka fuliyeyna Laba ka mid ah goobta iyana ku nafwaayeen.

Mudane Maxamed Cabdi Kaliil ayaa tilmaamay in Ciidammada howlgalkan fuliyey ay ka mid yihiin Ciidammo dhowaan tababar loosoo xiray kuwaasi oo ka qeyb qaadanaya howlgalka gobollada Koonfur Galbeed looga sifeynayo Maleeshiyada Shabaab arrintaasoo in mudo ahba diyaar garow xoog leh loogu jiray.

Howlgalkan maanta ay Ciidammada Dowladda ka fuliyeen duleedka degmada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo ayaa qeyb ka ah howlgallo ay dhowr jeer isla  gudaha gobolkaasi ka sameeyeen Ciidammada Dowladda kuwaasi oo lagu bartilmaameedkoodu ahaa goobaha ay Maleeshiyada Shabaab Isbaarooyinka dhigtaan.

Dowladda Turkiga oo todobaadkaan safaarad Soomaaliya ka furanaya.
Wasiirka arrimaha dibbadda dalka Turkiga Axmed Da’ud Oogle oo warbaahinta la hadlay asagoo ku sugan magaalada New York oo uu uga qeyg qgalay shir gaar ah oo arrimaha bini’aadanimada  Soomaaliya looga hadlayay ayaa waxaa uu ugu horeyn sheegay in xukuumadiisu ay safaaradeeda ka furanayso Soomaaliya todobabaadkaan gudahiisa.

Wasiirka waxaa uu sheegay inay Soomaaliya ka fulinayaan hawl badan oo dhinacyo kala duwan taabanaya sida u gar gaarida dadka dhibaateysan ee ay sida weyn u saameeyeen abaaraaha iyo macaluusha dalka ka jirta iyo sidoo dib u dhis lagu sameynayo goobaha muhiimka ah ee Muqdisho ku yaala.

Axmed Da’ud wasiirka arrimaha dibbadda Turkiga waxaa uu warbaahinta u xaqiijiyay in kulanka uu ka qeyb galay oo ka sheegay in Soomaalidu xilligaan u baahantahay gacan dhab oo lagu caawiyo waxaana uu intaa ku daray in safaarada ay Muqdisho ka furanayaan ay wax badan ka tari doonto kaalmada ay Soomaalida ugu talo galeen.

Sidoo kale wasiirku waxaa uu xusay inay dalka keenayaan shirkado dayac tir ku sameeya dhismooyinka dalka si gaar ah waxaa uu carabka ugu dhuftay  aqalka golaha shacabka ee ay haatan ku shiraan xildhibaanada baarlamaanka KMG.

Soomaaliya ayaa noqonaysa dalkii Sadexaad oo bariga Africa ku yaala oo Turkigu safaarad ku leeyahay waxaana uu horey safaarado uga furtay wadamada Kenya iyo Uganda.

Dalka Turkigu waxaa uu ka mid yahay wadamada dunida Muslimka ee u soo gurmaday bulshada Soomaaliyeed ee la dhibaateysan macaluusha iyo abaaraha.

Madaxweyne Sheekh Shariif Oo Ka Qeybgalay Munaasabad Ka Dhacday Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta xarunta maamulka B/Banaadir kaga qeybgalay Munaasabad lagu maamuusayay nabadda ka aslaaxday Muqdisho iyo howlgallada ciidamada.

Munaasabaddaasi oo ay ka soo qeybgaleen dadweyne aad u farabadan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiinta maamulka gobolka ayaa Madaxweynuhu ka jeediyay qudbad qiimo leh oo taabaneysay dhinacyada Amaanka, nadaafadda iyo dib u dhiska.

Madaxweynaha ayaa ciidamada qalabka sida ugu hambalyeeyay guulaha ay ka gaareen howlagallada ay ka wadaan dalka isagoo tilmaamay in ay guteen waajib qaran iyo mid Diini ah.

“waxaan ku jirnaa marxalad taariikhi ah Labaatan sanno oo amni darro ah kadib Waxaan dul taagannahay nabad iyo dowladnimo soo ifeysa, nabaddana waxey u Baahantahay in la adkeeyo waxyaabaha lagu adkeeyana waxaa ka mid ah Nadaafadda, dib u dhiska, iyo isku xirnaanta dadka  nabada ma sugi karaan Ciidamada oo kaliya haddi aysan shacabku gacan ka geeysan”ayuu yiri Madaxweyne Shariif oo la hadlayay shacabka.

Madaxweynuhu waxa uu sheegay in la billaabayo olole lagu nadiifinayo Muqdisho isagoo ku booriyay shacabka in nadaafadaasi si wada jir ah looga qeyb qaato si ayuu yiri an deegaankeenna u nadiifsanno.

Madaxweynaha ayaa maalmihii la soo dhaafay waday booqashooyin uu ku tagayay xarumaha kala duwan ee ciidamada qalabka sida,  cisbitaalada iyo Degmooyinka G/banaadir isagoo u kuurgalayay howlaha ka socda halkaasi iyo xaalada dhabta ah ee ka jirta.

Godane iyo Roobow oo isu qalab urursanaya,XOG-HOOSE
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Gobalada Sh/ hoose iyo Bay waxaa cirka isku sii shareeya xiisad udhaxaysa maleeshiyaad kala taabacsan horjoogayaasha ugu sareeya Maleeshiyada Shabaab kuwaas oo maalmihii danbe si wayn usoo xoogaystay

Ilo wareedyo ku sugan Degmada Wanla-wayn ayaa inoo sheegay in maleeshiyaad fara badan oo ka yimid dhanka Gobalka Bay ay soo buux dhaafiyeen  degmooyinka Afgooye iyo wanla-wayn kuwaas oo isku diyaarinaya in ay ka hortagaan maleeshiyaad kale oo la sheegay in lagu abaabulayo deegaanada loo barakacay ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Xiisadda ayaa udhaxaysa horjoogayaal iskhilaafsan oo kala taabacsan Mukhtaar Rooboow iyo Axmed Cabdi Godane, waxaana la sheegay in godane oo adeegsanayo horjoogayaal ay isku deegaan kasoo jeedaan Mukhtaar Rooboow oo la dhacsan aragtida Axmed Godane.

Khilaafkaan ayaa gacan ka hadal isku bedelay ka dib markii lagu guuldaraystay dadaalo ay wadaan horjoogayaal kale iyo shakhsiyaad taageera afkaarta kooxda, waxaana dilal dhex maray labada kooxood oo ka dhacay gudaha Baydhabo dhawr habeen ka hor ay keeneen  in ay isku hub urursi bilaabaan koxahaan k maleeshiyada alshabaab ka tirsan.

Kooxda Mukhtaar Rooboow waxaa ay xarun ka samaysteen deegaanka Calamada ee Gobalka Sh/ hoose halkaas oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka wadeen abaabul xooggansi  ay mar kale dib ugu laabtaan Magaalada Baydhabo oo ah halka hadda la isku hayo ee ugu wayn maadaama kooxda godane ay doonayaan in ay ka sal-kiciyaan Rooboow iyo maleeshiyaadkiisa Magaalada Baydhabo oo saldhig muhiim ah marla ;oo eego Roobow iyo kooxdiisa.

Markii ay ka warheshay kooxda Godane abaabulka calamada ay ka wadaan Rooboow iyo maleeshiyaadkiisa ayay iyana maleeshiyaad farabadan soo dhoobeen wadada isku xirta Sh/ hoose iyo Baydhabo  si aysan isugu gurman kooxda Rooboow waana  taas sababta ay hadda isugu tixeen wadada laamiga ah gaar ahaan deegaanada udhexeeya Afgooye iyo walnla-wayn

Dadka ku safraya wadadaas ayaa sheegay in ay dareemayaan xaalad baqdin ah iyagoo intaa ku daray in ay arkayeen maleeshiyaad umuuqda kuwo ku cusub goobta oo si teel teel ah utaagan dhancyada wadada laamiga ah kuwaas oo wajigu uu uxiranyahay isla markaana si feejignaan leh u eegaya baabuurta iyo dadwaynaha.

Khilaafka udhexeeya Mukhtaar Rooboow iyo Axmed Cabdi Godane maahan mid cusub oo waxaa uu soo jiitamayay muddo sanado ah laakiin hadda waxa sii xumeeyay xaaladda Axmed godane uu mudooyinkii danbe isku dayay in uu soo saaro horjoogayaal ay isku hayb yihiin, si uu ugu ciriirigaliyo goobaha ay gacanta ku hayeen maleeshiyaadka Rooboow ee gobalada bay iyo bakool, isagoo ugu danbayna Magaalada Baydhabo gudaha ugaliyay horjoogayaal watta maleeshiyaad iyo gawaari dagaal oo dul dagay kuwii Muqtaar Rooboow, waxaana sidoo kale uu Magaalada baydhabo Axmed godane geeyay maleeshiyaadka fuliya dilalka qarsoodiga ah ee isaga sida tooska ah u hoostaga oo durba dilal ugaystay shakhsiyad ay isku dhawyihiin Rooboow ilaa markii danbe ay kooxda godane ku qasabtay kooxda Rooboow in ay Magaalada ka baxaan xaalad cabsi ah awgeed, Rooboow dhankiisa waxaa uu mashquul ku yahay in uu kooxda dhexdeeda ka samaysto isbahaysi ka kooban horjoogayaasha shabaab ee sida kala gaar-gaarka ah ugu kacsan godane waloow intooda badan aanay ku dhicin in ay cadaystaan mwqifkooda cabsida ay ka qabaan godane awgeed ,laakiin caqabada haysata Rooboow ayaa ah in uusan  wali helin horjoogayaal cadaysta aragtidooda oo isla gooni yeela.

Is ugaarsigaan ayaa waxaa lagu yaqaanaa ururada maafiyada haddi ay kala shakiyaan, waxaana la saadaalinayaa in dagaal culus uu dhex mari doono labadas garab oo u muuqda in ay sii kala fogaanayaa, Waxaana meesha ka baxday wax kasta lagu hishiisiin karo ama lagu xallin karo khilaafkaan hadda taagan.

Press release: SYAO condemns the awarding of weapons to young children by the al shabaab militia.
Press release: SYAO condemns the awarding of weapons to young children by the al shabaab militia.

(Wednesday, 21 September 2011)

The following is a radio broadcast that was aired by Andalus Radio (Voice of  Shabab)

A radio station run by Somalia’s al-Shabaab militia group has awarded weapons to children who won a Koran-reciting competition.

Andulus radio, based Kismanyo , gave the group which won first prize in the Ramadan contest an AK-47 rifle and the equivalent of Money.

The second prize-winners received an AK-47 and Some Money, while the third prize was two hand grenades and little money.

In previous years, when the competition was organized in the southern port of Kismayo, the first prize included an RPG (rocket-propelled grenade launcher).

“Children should use one hand for education and the other for a gun to attack the government soldier,” Senior Al-Shabaab official Mukhtar Robow told the prize-giving ceremony.

Somalia is currently suffering from a severe drought, which has been declared a famine in some areas run by al-Shabaab.

The Chairman of SYAO Mr. Mohamed Ibrahim Ali Ajib has condemned what he terms as an illegal and non ethical mode of educating the young children in Somali.

He has categorically differed with the Shabab militia to force young children to take up the gun instead of giving them a chance of education that would be beneficial to their lives.

He sighted for instance how a young boy can be cajoled to acts of violence if given the opportunity to own a gun.

The kind of education system or training these young children are being given is of quite an alarming state to the security of the country.

SYAO is trying to educate the youth and young children in particular on the benefits of getting proper education with a better educational platform based on the true and ethical myriads of knowledge acquirement.

We cannot keep on sitting and seeing our young being misguided by the ideological beliefs of the Al Shabab meaning the time has come for us to change our children’s kind of thinking.

I appeal to all the interested partners to come and condemned this vices being introduced to our children.

The Al Shabab militia believes that the kind of education best suitable to the young is to hold a gun on one side and the other Koran which cannot work.

He strongly condemns this cowardly act and he believes as long as SYAO is going to stand for; this kind of education system will be unsuccessful.

Mohamed Ibrahim Ali Ajib

Chairman Of SYAO

Ciyaaro lagu maamusayey maalinta nabada aduunka oo maanta Muqdisho lagu qabtay.
Ciyaar K/Cagta ah  oo lagu maamusayey maalinta nabada aduunka ayaa manta lagu qabtay degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho iyadoo ciyaartaas daawashadeeda ay ka soo qeybgaleen boqolaal dadweyne  xildhibaano , gudoomiyaha degmada Xamar Jajab iyo saraakiil  ka socotay SYAO .

Ciyaarta oo ay soo wada qabanqaabiyeen ururka Somali Youth Advocacy Organization (SYAO) iyo ururka badbadada isbooriga ayaa looga gol lahaa sidii dhalinyarada Soomaaliyeed loo dareensiin lahaa in nabada ay tahay furo wax walba dhalinyaradana looga baahanyahay iney horseedaan.

Ciyaarta oo ay ka qeybgalayeen 4-kooxood  ayaa waxaa qeybti hore ciyaarta isaga horyimid wiilal aad u da’yar oo ku kala ciyaarayey magacyada kooxaha Jooni Happy iyo Gaheyr .

Kooxda jooni Happy ayaa ku guuleysatay goolal dhan 3 halka Gaheyr ay dhalisay hal gool saasna waxaa ku badisay kooxda Jiini Happy.

Qeybti labaad ee ciyaarta ayaa waxaa wada ciyaaray wiilal ku cayaarayey kooxaha Batroolka iyo Minishiipiyo ahna kooxo barisamaadki ka jiri jiray Soomaaliya , ciyaartaas waxa 4 gool ku badiyey kooxda magaca Batroolka ku cayaareysay halka kooxda Minishipiyo ay la timid 2 gool.

Mowliid Macaani Max’ud oo ah xildhibaan ka tirsan barlamaanka ahna rugcadaa Isboorti ayaa gabagabdi khudbad uu jeediyey waxaa uu u mahad celiyey ururka badbaadada iyo SYAO sida ay u abaabuleen ciyaarahaas lahgu maamusayey maalinta nabada aduunka , waxaana Mowliid oo koobabki gudoonsiiyey kabadi koox eek u guuleysatay.

Max’ed Muse Samatar oo ah gudoomiye ku xigeenka ururka badbaadada isboortiga Soomaaliyeed oo isna hadal jeedoiyey ayaa sheegay in ciyaartaas loo fiyaar garoobay mudo , waxaana uu u mahad dhamaan ka soo qeybgalayaashi ciyaarta iyo SYAO oo uu sheegay inuu uga mahad celinayo taagerada ay u heyso had iyo jeer bahda isboortiga.

Xasan Cali Geesey oo ka mid ah saraakiisha SYAO oo isna ka hadlay munaasabada ayaa ururka badbaadada iyo rugcadayaasha isugu tagay uga mahad celiyey sida ay ciyaartaas ula qabanqaabiyeen SYAO , waxaana uu tibaaxay in SYAO ay sharaf u tahay iney weyneyso manta oo kale oo ah maalinta astaant nabada.

Geesey ayaa sheegay in munaasabadana y ku soo aaday xili wali dalka qeybo ka mid ah ay ka jiraan dagaalo iyo colaado laakin waxaa uu dhalinyarada kula dardaarmay iney gacmaha is qabsadaan oo ay nabada ka shaqeeyaan.

Ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay jawi farxad leh iyadoo dhamaan dadki soo xaadiray wajiyadooda laga aqrisanayey farxad ah iney u hamuun qabaan nabad.

Jan. C/Kariim Dhegabadan: “Kooxaha jid iyo jaho-diidka ah ayaa bililiqeystay guryaha dadka rayidka ah, ciidamada dowladda..”
Abaanduuliyaha ciidamada qalabka sida ee Dowladda KMG ah Jan. C/kariim Yuusuf Aadan Dhegabadan ayaa ka hadlay eedeymo loo jeediyay ciidamada Dowladda KMG ah oo ku saabsan inay bililiqeystaan raashinka gargaarka ah ee loogu talo galay dadka barakacayaasha ah.

Sidoo kale waxa uu Jan. Dhegabadan sheegay jawaabo ka bixiyay in ciidamada Dowladda KMG ah ay dhacaan guryaha ku yaala meelaha ay Shabaabku ka baxeen isla markaana ay jabsadaan albaabada, dariishadaha iyo lamayeeriga guryahaasi isla markaana rag gashan dareyska ciidamada iyagoo hubeysan dhac u geystaan dadka rayidka ah.

Waxa uu dheegay Abaanduuliyaha ciidamada Dowladda KMG ah Jan. C/Kariim Yuusuf Aadan (Dhegabadan) in eedeymaha loo jeedinayo ciidamada qalabka sida ay faafinayaan kooxo uu sheegay inay jid iyo jaho-diid yihiin iyo waliba dad damiirkoodu laciifay, wuxuuna caddeeyay in ciidamada Dowladda ay ku jiraan safka dagaalka, isagoona sheegay inuu dhaqan galay sharciga laga soo saaray xadgudubyada ciidamada ee Maxkamadda ciidamada.

“Kooxaha jid iyo jaho-diidka ah ayaa bililiqeystay guryaha dadka rayidka ah, ciidamada dowladda wararka ku tiri ku teenka ah ee laga sheegayo waa waxba kama jiraan” ayuu yiri Jan. Dhegabadan oo sheegay in kuwa tuutaha ciidanka gashan ee dhibaatada ka wada shacabka dhexdiisa aanay ka tirsaneyn ciidamada dowladda.

Waxaa kale oo uu sheegay abaanduulka ciidamada in kooxaha Shabaab ay jabeen, ayna jebinayaan haraadigooda ku sugan Muqdisho meel yar oo ka mid ah, hase yeeshee waxa uu sheegay degmooyinka ay joogaan haraaga maleeshiyada Al-Shabaab inay ka wadaan wacyi gelin, taasi oo uu sheegay in iyagu aanay marnaba dooneynin dagaallo iyo barakicinta dadweynaha degan degmooyinka Dayniile, Huriwaa iyo Suuqa Xoolaha.

Dhinaca kale Jan. C/Kariim Dhegabadan ayaa ka hadlay qorsheyayaasha Dowladda KMG ah ay ka wado guud ahaan dalka oo dhan, isagoona sheegay in magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka si isku mid ah ay uga socdaan istiraatiijiyada Dowladda ku dooneyso inay dalka uga saarto haraaga maleeshiyada ururka Al-Shabaab.

“Waxaa socda qorshe lagu ciribtirayo haraadiga kooxaha jid iyo jaho-diidka ah, dhammaan ciidamada qalabka sidana baro ay isugu imaanayaan ayaa jirta” ayuu yiri Jan. Dhegabadan oo sheegay in mar dhow shacabka Soomaaliyeed ay dhadhamin doonaan neecaawda xornimo ugana baxayaan gumeysiga kooxaha jid iyo jaho diidka ah.

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis horumarineed .
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo ka qeybgalaya shirkii guud ee Qaramada Midoobey ee sanadlaha ahaa ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Talyaaniga Franco Frattini oo ay ka wada hadleen arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin amniga, gar-gaarka bani’aadanimo iyo arrimaha siyaasadda.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Talyaaniga Franco Frattini waxey kala saxiixdeen heshiis horumarineed oo ay dowladda Talyaaniga ku fasaxeyso lacago ilaa 14, 956, 919 Euro ah (ku dhowaad 15 million euro) oo la xiriirtay heshiis ay labada dowlad horey u kala saxiixdeen 26kii November 1988 oo ku aadanaa inay Dowladda Talyaaniga siin doono deeq Dowladda Soomaaliya oo la xiriirtay dhiiri gelin waxsoosaarka dalka Soomaaliya. Heshiiskan waxuu oggolaanayaa in Dowladda Talyaaniga ay ku wareejineyso lacagtaas Dowladda Soomaaliya si loogu isticmaalo arrimaha horumarinta sida waxbarashada, biyo-gelinta, caafimaadka, beeraha iyo xanaanada xoolaha iwm.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Talyaaniga Franco Frattini oo ka hadlay kulanka iyo shir-jaraa’id oo ay si wadajir ah u wada qabteen ayaa sheegay in Dowladd Talyaaniga ay ka go’antahay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal, isla markaana loo saacidi lahaa sidii dowladda ay u hirgelin laheyd mashaariicda muhiimka u ah shacabka soomaaliyeed. Sidoo kale Wasiirka waxuu uga mahadceliyey Ra’iisul Wasaaraha horumarka laga sameeyey dhanka amniga, dib-u-heshiisiinta iyo siyaaasadda ee Soomaaliya oo uu sheegay inay diyaar u yihiin inay sii waddaan caawinaaada dowladda soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Talyaaniga ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya si u soo booqdo Talyaaniga isla markaana uu ula kulmo Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Silvio Berlusconi.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa u mahadceliyey Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Talyaaniga iyo sida dowladda Talyaaniga ay u saacido dowladda iyo shacabka soomaaliyeed. Sidoo kale waxuu uga mahadceliyey dadaalka ay u galeen sidii maalinta Jimcaha 23ka Sept uu u qabsoomi lahaa kulan gaar ah oo loogu tala galay in beesha caalamka iyo Qaramada Midoobay ay si gaar ah uga wada hadlaan arrimaha Soomaaliya si xal loogu helo arrimaha Soomaliya, dowladdana looga saacido sidii ay amniga iyo kala danbeynta u soo celin laheyd.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay in Talyaaniga uu ka dhabeeyey ballanqaadkii 1988 ee ahaa inuu deeq siin doono Soomaaliya, isla markaana uu lacagihii uu intaas u hayey ay maanta saxiixaan inay u soo deynayaan shacabka soomaaliyeed.