Dadweyne.com » Cayaaraha
DOWLADDA KMG SOMALIA OO TAAGEERO MILATARI WEYDIISATAY DALKA MARAYKANKA.
Kadib dagaallo xoogan ay dowladda kmg Somalia ay kula jirto kooxda Al shabab ayaa Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya wuxuu mar kale beesha Caalamka iyo dowladda Maraykanka ka codsaday in dowladda KMG laga garabsiiyo dagaalada ay kula jiraan Al Shabaab.
Ra’iisul Wasaare Max’ed C/laahi Max’ed Farmaaj ayaa isagoo ku sugan wadanka Maraykanka waxaa uu sheegay in dowladda ay taageero ugu baahantahay dowladda Maraykanka iyo beesha caalamka si ciidamada dowladda ay ugu guulaystaan dagaalada ay kula jiraan  Al Shabaab.
“Waxaan jeclaan lahayn in dowladda Maraykanka ay nagu taakulayso qarashaad iyo qalab Milatari oo lagu xoojiyo ciidamada dowladda KMG” ayuu yiri Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya oo u waramayay Talefeshinka CNN-ka oo laga leeyahay dalka Maraykanka.
Mr Farmaajo ayaa sidoo kale sheegay in dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah gobolada Soomaaliya ay kaga guulaysteen Al Shabaab, isagoo shaaca ka qaaday in dowladda Maraykanka, Midowga Yurub iyo dalalka Carabta looga baahanyahay inay is garab tagaan dowladda KMG Soomaaliya.
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay inay dagaalo kula jiraan Al Shabaab oo gacan ka helaysa sida uu sheegay Al-qaacidda iyo burcad badeeda Soomaalida, waxaana uu tilmaamay in loo baahanyahay in halmeel looga soo horjeesto dhibaatooyinkaasi.\
DAGAAL CULUS OO KA SOCONAYA DULEEDKA BALEDWEYNE.
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan Dagaallo culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Al-Shabaab ayaa caawa ka soconaya duleedka magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoona dagaalkan uu bilowday fiidkii caawa, islamarkaana ay soo qaadeen maleeshiyada Shabaab ayaa ka soconaya deegaanka Ceel-gaal oo ay fariisin ku lahaayeen qaar ka mid ah ciidamada dowladda KMG ah.
Iska hor imaadkan Wararka ka imaanaya deegaankaas ayaa sheegay in dagaalka uu haatan ka soo durqay deegaanka Ceel-gaal, iyadoona uu ku socdo deegaanada Dhagax -Qowlda iyo Sabad-Caano oo 4 km u jirta magaalada Baledwene.
Mas’uul  u hadlay ciidamada dowladda ayaa sheegay in dagaalka uu kaga dhaawacmay 1 askari, islamarkaana ay u dhaw yihiin in magaalada Baledwene ay gacanta ku dhigaan.
Daryanka madaafiicda labada dhinac ay isku adeegsanayaan ayaa laga maqlayaa gudaha magaalada Baledweyne, wallow dadka deegaanka baqdin xoogan ku beertay.
DHALINYARADA KU NOOL XAAFADAHA AL SHABAB AY KA TALIYAAN EE MUQDISHO OO KALA CARARAY KADIB AL SHABAB OO QAFAASHAY DHALINYARO.
Kooxda AL shabab ayaa waxay saakay ilaa caawa ka qab qabteen xaafadda suuqa xoola tiro dhalinyaro ah kuwas oo ay u kaxeeyeen dhinac jiida hore ee dagaalka.
Kadib markii dagaal xoogan ciidamada qaranka Somalia iyo Amisom oo dhinac ah ay weerar ku qaadeen fariisimihii Al shabab ay ku lahaayeen wadada Warshadaha isla markaasna halkaas looga laayay dagaal yahano badan ayaa waxay bilaabeen inay qafaal si xoog ah ay ku kaxeystaan dhalinyarada ku nool xaafadaha ay ka taliyaan ee magaalda Muqdisho.
Si kastaba Al shabab ayaa kusoo jeesta dhalinyarada marka ay la kulmaan ciidan yari oo ay kaga la’daan dagaalada.
CIIDAMADA AMISOM OO XABSIGA DHIGAY GUDDOOMIYIHII HORE EE GOBOLKA BANAADIR SABABTA MAXAY TAHAY.
Dowladda KMG ah ayaa maanta xabsiga dhigtay shan qof oo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen weerarkii lagu qaaday dadkii bannaanbaxa nabad gelyo ku sameynayay magaalada Muqdisho shalay oo ahayd 15kii bishan.
Galabta ayaa ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Amisom waxay kazoo wadeen Max’ed Dheere guriga uu daganaa oo ku yaala dhismo ku dhegen Hotel Naasa Hablood 2 ex-Safaaraddii Shiinaha kadibna geeyay Madaxtooyada.
Wararka ayaa sheegaya in Madaxda Dowladda ay ka codsadeen Ciidamada Amisom inay soo qabtaan dad uu kamid yahay Max’ed Dheere waxaa kalo jira dad kale oo iyana la tuhun san yahay inay ka dambeeyeen falkii shalay ka dhacay Muqdisho.
Magacyada dadka la xiray waxay kala yihiin:
1. Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere), Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir
2. Cabdi Qeybdiid (Ma aha Cabdi Xasan Qeybdiid)
3. Maxamed Raage Tifow
4. Cali Nuur Maxamed
5. Nuur Cali Yalaxow
Waxaa magacyadan ku dhawaaqay Ra’iisul wasaaraha, Ra’iisul-wasaare-ku-xigeenka, ahna Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wasiirka Warfaafinta, Boostaha & Isgaarsiinta. Mas’uuliyiintu waxay sheegeen in weli lagu raad-joogo dad kale oo la aaminsan yahay inay ku lug lahaayeen weerarkaas lagu qaaday muwaadiniinta sameynayay bannaanbax nabadeed.
Tallaabadan ayaa timid iyadoo maanta uu Madaxweynaha cambaareeyay weerarkaas, isla markaana ballanqaaday in caddaaladda la horkeeni doono dadkii ka dambeeyay dhacdadii dadka lagu laayay. Sidoo kale shir aan caadi ahayn oo uu yeeshay Golaha Wasiirrada maanta waxaa la faray Hay’adaha Amniga inay tallaabo ka qaadaan dadkii ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday shacabkii mudaaharaadayay.
HORJOOGIHII UGU SAREEYAY KOOXDA AL SHABAB CALI JEESTO OO XILKA LAGA QAADAY XOG KU SAABSAN SABABTA KA DAMBEYSAY XIL KA QAADISTIISA.
Kadib markii mudooyinkii ugu dambeeyay ay jireen qilaaf xoogan oo u dhaxeeyay kooxda Al SHabab ayaa waxaa maanta xilka laga qaaday Cali Maxaa Xuseen oo ku magac dheer Cali Jeesto kaasi oo ahaa horjoogaha ugu sareeyo kooxda Al Shabab ee magaalada muqdisho.
Horjoogihii hore ee gobolka Banadir ee kooxda Al Shabab Cali Maxaa Xuseen Cali Jeesto ayaa waayay ugu dambeyn xilkiisa isagoo looga qaaday xaflad ay soo qaban qaabiyeen horjoogayal ka tirsan Garabka Axmed Godane kuwaasi oo aad u dhaliilsanaa siyaasadda Cali Jeesto.
Cali Jeesto ayaa la sheegay inuu ku siyaasad ahaa garabka uu hogaamiyo Abuu Mansuur ee kooxda Al Shabab kuwaasi oo kazoo hor jeestay kooxda uu hogaamiyo Axmed Godane ee loo yaqaano Shababka Shisheeyaha ah.
Horjoogaha cusub ayaa lagu magacaabaa Maxamed Xasan Cumar Abuu C/raxman wuxuuna ka tirsan yahay Garabka Axmed Godane kuwaasi oo isku dayaya inay ka takhaluusiyaan kooxda kale ee kazoo horjeedo oo uu hogaamiyo Abuu Mansuur.
Cali Jeesto ayaa horey loogu wargalinin in xilka laga qaadayo waxaana markii hore looga yeeray kulan lagu sheegay wada Tashi dhex maraya kooxda Al Shabab laakin markii uu imaaday ayaa loo sheegay in la doonayo inuu xilka warejiyo kadibna uu wareejiyay xilkaas isagoo ka cabsaday in shirqool lagu dilo.
Horjoogahaan ayaa muddo ahaa u qeybsanaha kooxda Al Shabab gobolka Banadir wuxuuna qeyb weyn ka qaatay leysmada dadka Rayidka ah.
Maxamed Xasan Cumar Abuu C/raxman waa Shaqsiga lagu badalay Cali Jeesto wuxuuna qabiil ahaan kazoo jeeda beesha Abgaal oo uu kazoo jeeday Cali Jeesto laakin fuliya fikirka Axmed Godane iyo kooxdiisa.
Al Shabaab oo Berdaale ku xiray dhallinyaro xer ah maxay ku eedeeyeen???
Kooxda Al Shabaab ee magaalada Berdaale ee gobolka Baay, ayaa xalay weerar ku qaaday guri uu deggan yahay sheekh caan ka ah degmadaasi oo lagu magacaabo Sheekh Maxamed Rooble. Guriga sheekhaasi ayaa ah mid ay diinta ku bartaan dhallinyaro badan oo xer ah, waxayna maleeshiyadu halkaasi ka qabteen oo ay xireen 10 ka mid ah xertaasi. Maleeshiyada Al Shabaab ayaa ku eedeeyay xertan in ay u diyaar garoobayeen xuska munaasabadda mowliidka ee dhalashada Nebi Muxamed (NNKH), oo la sameeyo bishan oo kale sanad kasta. Maleeshiyada ayaa lagu soo warramayaa inay jir-dil u geysteen xertaasi, ka hor intii aanay u kaxeyn xabsiga, iyadoo la sheegayo in qaar ka mid ah xertaasi ay haatan xaaladdoodu liidato. Dadka deggan degmada Berdaale ayaa walaac ka muujiyay xarigga iyo jirdilka ay maleeshiyada Al Shabaab kula kaceen culimadaasi. Maalmo ka hor ayay ahayd markii horjooge ka tirsan maleeshiyada Al Shabaab uu digniin u jeediyay bulshada ku nool degmadaasi, isagoo ugu hanjabay in ciddii xusta mowliidka ay tallaabo adag ka qaadi doonaan.
GUDOOMIYE TARSAN” TARTANKAAN WAA MID SARO LOOGU QAADAYO NIYADDA CARUURTA AY MARINHABABIYEN KOOXDA AL SHABAB,MUQDISHO WAXAY U BAAHAN TAHAY NABAD.
GUDOOMIYE TARSAN” TARTANKAAN WAA MID SARO LOOGU QAADAYO NIYADDA CARUURTA AY MARINHABABIYEN KOOXDA AL SHABAB,MUQDISHO WAXAY U BAAHAN TAHAY NABAD.
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magalada Muqdisho ayaa maanta ka hadlay tartan Tartan oo ay ka qeybgaleen ilaa Labaatan dhalinyaro ah oo ka kalayimid degmooyinka Gobolka  Banaadir oo ciyaaraha Orodada ah,  ayaa waxaa xariga ka jaray gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, oo sheegay in ujeedada Tartankani ay tahay sidii sare loogu qaadi lahaa muraalka dhalinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ay marinhabaabiyeen maleeshiyaadka Shabaab.
Tartan Sporti oo lagu dhiirigelinayay Nabadda isla markaana ay soo qabanqaabiyeen maamulka G/Banaadiy iyo Xiriirka Olyompicada Gobolka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Mr Tarsan ayaa sheegayin lagama maarmaan ay tahay in dhalinyarada loo abuuro Mustaqbal ay ku shaqeynstaan, maamulka Gobolkuna waxa uu ku dadaalayaa sidii loo horumarinlahaa Sportiga,  kaas oo keeni kara isdhaxgalka Bulshada, Nabada qeyb ka qaadankarta.
MUQDISHO WAXAY U BAAHANTAHAY NABAD ayaa lagu qorey maaliyadaha ay wateen ciyaaryahanadi ku tartamaysay tartanka nabadda iyo ka hor tagga kooxda Al Shabab.
JANTA JOORNO DI PALERMO IYO CIRIBTIRKA AL SHABAB.
JANTA JOORNO DI PALERMO IYO  CIRIBTIRKA AL SHABAB.
Janta joorno di Palermo waa erey Talyaani ah kaasi oo ka hadlaya qorshaha 100 maalmood ee lagu xoreeyay magaalada Palermo ee dalka Talyaaniga.
Ra’iisul wasaaraha Somalia Max’ed C/laahi Farmaajo ayaa qabsaday in xukuumadiisa ay 100 maalmood ku cirib tireyso Canaasiirta AL Shabab ee caadaystay inay baa ba’shaan shacabka Somaliyeeed.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo ay weheliyaan Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna wasiirka Gaashaandhigga Mudane C/xakiin Xaaji Maxamed Fiqi iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane Cabdishakuur Sh. Xasan Faarax ayaa booqday Taliska Ciidanka Daraawiishta oo xarun u ah ciidamo lagu soo tababarayay muddo labo sano ah qeybo kala duwan oo dalka gudihiisa iyo dibaddiisa isugu jira, gaar ahaana Tuulada Carmo ee gobolka Bari.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa halkaasi khudbad ugu jeediyay ciidanka Daraawiishta oo ay tiradoodu dhameyd 500 oo Askari isagoo u sheegay in laga sugayo waajib adag kaasoo ah xoreynta dalka iyo amni ku soo celinta “Waqti badan ayaa la idin geliyay, waad soo tababarateen, waajib culus ayaana la idinka sugayaa, dhanka xukuumadeydana wey ku dedaaleysaa sidii aad waajibaadkiina Askarnimo u  heli laheydeen” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha oo ku adkeeyey ciidankaasi in aysan waxyeeleyn dadka shacabka ah balse ay gacan qabtaan “Qofka dumarka ah ee waayeelka ah haddii aad aragtaan gacan qabta, oday waayeel ah haddii aad aragtaana sidoo kale gacansiiya, balse ha furanina haddii kale waxaad noqoneysaan dambiilayaal aan ku camal falin wixii la soo baray”.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale Askartan xasuusiyay in dalka Soomaaliya, gaar ahaana magaalada Muqdisho ay ku sugan yihiin kooxo Soomaali ah oo Nabad iyo dowlad-diid ah oo uu sheegay inay kaashanayaan dagaalyahano Ajnabi ah oo ka soo hayaamay dalal ay ka mid yihiin Pakistan, Afganistan iyo Jejniya loogana baahan yahay inay ka saaraan dalka.
Saraakiisha hogaamisa ciidankaasi Daraawiishta ayaa Ra’iisul Wasaaraha u sheegay in muddo labo sano aaney wax mushaar ah qaadan ayna xukuumada ka rajeynayaan inay si deg deg ah ugu bilowdo mushaar, waxaana Ra’iisul Wasaaraha oo ka jawaabaya arrinkaasi uu u balan qaaday inay helayaan wixii xuquuq Askarinimo ah.
Ugu dambeyntiina Ra’iisul Wasaaraha ayaa salaam sharaf ka qaatay ciidankaasi, isagoona mid mid u gacan qaaday uguna hambalyeeyey dedaalkooda.
Tartanka Horyaalka Kubada Cagta heerka 3-aad oo Muqdisho ka socda
Tartanka Horyaalka Kubada Cagta Heerka 3aad ee loo yaqaano Seria C
ayaa si habsami leh uga soconaya magaalada Muqdisho, iyadoo tartankaas
ay ka qeyb galaan ilaa sagaal kooxood, waxaana tartanka uu durba
noqday mid xiiso leh oo ay u soo daawasho tagaan boqolaal ruux.
Kooxaha ka qeyb galaya tartanka ayaa dhamaan is wada arki doona,
waxaana koox walba ay ciyaari doontaa min 8-ciyaarood, sida ku cad
jadwalka isku aadka Horyaalka heerka saddexaad ee magaalada Muqdisho.
Waxay kala yihiin kooxaha ka qeyb galaya Tartanka 1-G. Afrika,
2-Spade, 3-CCD, 4-B-Dhexe, 5-Qodxaaley, 6-Gasco, 7-Midnimo, 8-Hilaac,
9-Jamhuuriya.
Hadaba kooxaha dhamaan ka qeyb galay ayaa wada ciyaaray min hal kulan,
waxaana kulankii u dambeeyay uu garoonka School Bolisiyo ku dhex maray
Kooxaha CCD iyo Hilaac, ciyaartaas oo aheyd mid aad u xiiso badneyd,
isla markaana ka soo qeyb galeen dadweyne fara badan.
Ciyaartan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Mas’uuliyiin ka socotay
Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyed ee Tartanka qaban qaabadiisa wada,
iyo sidoo kale mas’uuliyiin kale oo ka mid ahaa Rug-cadaayaashii
Ciyaaraha.
Kulankii xiisaha badnaa ee dhex maray Kooxaha CCD iyo Hilaac ayaa
waxay aheyd ciyaar labada koox ku soo bandhigeen soo jiidasho iyo
farsame wanaagsan, waxaana weerar iyo weerar celiska ahaa mid isu
dheeli tiran.
Kooxda Hilaac oo ku hormarta goolka bilowgii hore ee ciyaarta ayaa la
bar bareeyay oo ay gool ay keensatay Kooxda CCD, waxaana ciyaarta
qeybta koowaad ay ku dhamaatay bar baro.
Markii la isku soo laabtay qeybtii labaad ayaa hadana waxay labada
kooxood ay dib u bilaabeen weerarkii iyo weerar celis , waxaana kadib
ay mar kale iska dhaliyeen gool, inkastoo Kooxda CCD ay iska
qasaarisay fursad muhiim ah oo ahaa gool rigoore loo dhigay oo uu
birta ku garaacay ciyaaryahan kale.
Ciyaarta ayaa sagaashankii daqiiqo ee la ciyaaray ku soo dhamaatay bar
baro labo gool iyo labo gool oo ay isku garab dhaceen labada kooxood,
kuwaas oo soo bandhigay ciyaar ay jecleysteen dadkii daawanayay.
Liverpool 2-2 Man City
Cayaar kulul oo garoonka Liverpool ee Anfield ku dhexmartay labada kooxood ee Liverpool iyo Manchester City ayaa ku dhamaatay Liverpool 2-2 Man City.
Kooxda Liverpool ayaa waxa daqiiqaddii 50aad goolka koowaad u dhaliyay cayaaryahan Martin Skrtel.
Kooxda Manchester City waxaa goolka koowaad u dhaliyay daqiiqadii 69aad Emmanuel Adibayor.