Ururarada bulshada rayidka Muqdisho ayaa u muuqda kuwodhiiragalinaya ciidamada xooga dalka ee maalmahan guulaha is daba jooga ah kagaarayey dagaaladi ay la galeen kooxda shabaab.
Gudoomiyaha ururka dhalinyarada SYAO Max’ed Ibrahim CaliCajiib oo ay wehliyaan haweenka Muqdisho ayaa si wadajir ah waxaa ay booqashougu bixiyeen furumaha dagaalka si ay ciidamada ugu dhiiragaliyaan dagaalkashabab Muqdisho looga xureynayo.
Max’ed Cajiib oo saxaafada kula hadlay jiidaha ayaa ugamahad celiyey ciidamada geesiyaasha ee xooga dalka sid ay waji ka waji uhortaaganyihiin maleeshiyaadka argagaxisada Shaba bee ku xiran Al-Qacida.
Gudoomiyaha SYAO waxaa safarkiisa ku wehlinayey Ubax TahliilWarsame , Jawaahir Barqaab iyo haween fara badan , waxaana ay gaarsiiyeen ciidamadadeeqo isugu jira Ari , cabitaano , iyo bustayaal ay ka galaan qaboga habeenkimaadama ay goobo cidlaha jiifaan.
Booqashadan xubanaha bulshada rayidka ku tageen waxaa aymuujineysaa sida bulshada Muqdisho ay uga go’antahay taagerada ay u hayaan dawladdaSoomaaliya ee dagaalada kula jirta kooxda Shabab.