Qeeybaha| Qubane

Daawo Sawirada Meydka nin Shabaab qoorka ka gooyen

Posted on 14 April 2010 by dadweyne

Ninkan dhalinyarada ah oo ay qaleen maleeshiyaadka Shabaab iyo Al qaacida  ayaa waxaa aroor hore oo saaka ah meydkiisa la soo dhigay agagarka isgoyska Bakaaraha isagoo qoortiisu ay dhinac taal isla markaana jirka intiisa kale uu ka muuqday jirdil xoogan oo loo geystay inta aan la gowricin ka hor.
meyka

Goobta ninkan rayidka ah ee la gowracay la soo dhigay oo ay ku suganyihiin maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ayaa waxaa isugu soo baxay dadweyne aad u farabadan oo isku dayayay in ay aqoonsadaan meeydka  ninkan .

 meydka1

Ma jirto ilaa hadda cid aqoonsatay meydka ninkan iyo sababta keentay in la gowraco hase ahaatee waxa uu qeyb ka noqonayaa tiro dad rayid ah oo kooxda al shabaab ay si naxariis daro ah ugu gowraceen waddooyinka magaalada muqdisho iyo gobolada qaar iyadoo aanay jirin wax danbi ah oo ay galeen iyadoo kooxdaasina ay sheegatay dad fara badan oo sidan oo kale loo gowracay.

 meydka2

Ficilka noocan ah ayaa la sheegay in laga keenay Afganistan waxana caalamka ku soo kordhiyay Al qaacida, ma aha dhaqan soomaaliyed iyo diinta Islaamka waafaqsan.

Leave a Reply