Qeeybaha| Wararka

War-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Mombasa, 7-11kii Diseembar 2009

Posted on 18 December 2009 by dadweyne

Wadahadallo dheer iyo wadatashiyo aan nasasho lahayn ka dib, shirkii Mombasa ka dhacay: 2009ka ka dhacday Hotel Shamow ee Muqdisho; halkaasoo iyada oo ay ka

socoto xaflad farxadeed oo qalin-jebin ah lagu diley ama lagu dhaawacay

arday barashada cilmiga caafimaadka dhammaysatay oo shahaadooyinkoodii

qaadan lahaa, waalidkii dhalay, buuniyaashii Jaamacadda Benaadir,

warfidiyeenno, wasiirro iyo dad kale. Falkaas xoolannimada ku tilmaamani

waa mid aan sina cad ugu lahayn dhaqanka Soomaaliyeed iyo diinta Islaamka

toona. Isqarxintu waa dembi aadaminnimada ka soo hor-jeeda, waana in

caddaaladda la soo hor-joojiyaa kuwii ka dambeeyey qorshaynta iyo fulinta

falkaas foosha xun, in ay qaadataba. Shirku wuxuu ugu baaqayaa dadka

Soomaaliyeed iyo bulshada caalamka labadaba inay garab-istaagaan

Jaamacadda Benaadir.

Wuxuu canbaaraynayaa dhacdadii naxdinta badnayd ee 3dii Diseembar,

wuxuuna ku boorrinayaa Xafiiska Qarammada Midoobey ee Xuquuqda

Aadanaha iyo ururrada kale ee caalamiga ahba inay abuuraan guddi

arrimahaas baaris ku sameeya.

Wuxuu canbaaraynayaa dhaqanka isxisaabin la’aanta ee Soomaaliya ka jira,

Soomaaliya ku saabsan iyo inay horumariso, taageertana hay’ado-dhiska

dhabta ah, Soomaaliyana ku abuurto miraha xukun-wanaagga.

Wuxuu ugu yeerayaa bulshada caalamku inay wax ka beddasho siyaasaddeeda

ku hawl-geleyso, isaga oo shirku isla markaasna ka welwelsan horumarka

gaabiska ah ee ku saabsan abuurista hay’adihii iyo hannaankii dawladnimo ee

loo baahnaa. Sidaas darteed, wuxuu shirku xukuumadda ku-meel-gaarka ah

ugu yeerayaa inay dhidibbada u taagto hay’adaha asaasiga ah ee dawladda, si

dalka loogu soo celiyo qaynuun-ku-dhaqankii iyo kala-dambayntii.

Wuxuu ka garaabayaa duruufaha ada’adag ee xukuumadda federaalka ahi ay

raadiso, una horumariso dadkii qaranka u adeegi lahaa, si, dabadeed,

shaqaalaha dawladdu ay u noqdaan kuwo wax weyn ka tara sidii gobollada

Soomaaliya oo idil xukun-wanaaggu uu ugu wada baahi lahaa.

Wuxuu Xukuumadda Ku-meel-gaarka ah ku boorrinayaa inay si fifircoon u

xoojinta nabadda Muqdisho, isaga oo isla markaasna shirku ka welwelsan kuisticmaalka

xoogga xad-dhaafka ah iyo waxyeellada dadweynaha rayadka ah

ka soo gaadha.

Wuxuu aqoonsanayaa kaalinta muhiimka ah ee Amisom ay ka qaadanayso

hadal la adeegsado; taas oo ah waxa As-Shabaab iyo Xisbul-Islaam ay

faraha kula jiraan.

Wuxuu si xoog leh u canbaaraynayaa in, si dano siyaasadeed loo gaaro, gacanka-

warfidiyeennada, wuxuuna ku boorrinayaa dadka ay khusayso inay

maamuusaan, ay ilaaliyaan kaalinta qiimaha weyn leh ee la xiriirta dib-udhiskaa

iyo dib-u-soo-noolaynta dawladda Soomaaliyeed.

Wuxuu aqoonsanayaa waxtarka iyo naf-hurka aan xadka lahayn ee

xididdada loo siibo xarumaha ay birriga ku leeyihiin, isla markaasna

dhallinyada aan shaqada haysan in laga hor-joogsado inay inay burcadbadeedda

ku biiraan. Sidaas darted, ka-qaybgalayaasha shirku waxay bulshada

caalamka ku boorrinayaan maamullada ka jira meelaha ay burcad-badeeddu

ku badan yihiin inay ugu deeqaan taageero xagga farsamada ah, barnaamijyo

dhallinyarada lagu dhaqan-celinayo iyo dhisidda kaabeyaasha dhaqaalaha, si

shaqo ugu abuuranto. Wuxuu kaloo shirku welwel ka muujiyey boobka iyo

tuugada aan dhammaadka lahayn ee lagu hayo kheyraadka badaha Soomaaliya

iyo qashinka sunta ah ee lagu daadinayo biyaheeda.

Wuxuu aqoonsanayaa burcad-badeednimada in looga adkaan karo oo keliya in

qaataan nabadda iyo horumarinta Soomaaliya, wuxuuna xukuumadda ku

boorrinayaa inay dhawrto xuquuqda dastuuriga ah ee ay ku leeyihiin kaqaybqaadashada

dhammaan heerarka ay xukuumaddu leedahay. Dumarka

qudhooda waxaa lagu boorrinayaa inay ku midoobaan aragti ay wada

aamminsan yihiin, si loo horumariyo kaalmaha ay ka geli karaan qaybaha kala

duwan ee bulshada.

Wuxuu aqoonsanayaa kaalinta aan wax la mid ahi jirin ee dumarku ay ka

ugu yihiin horumarinta iyo nolosha malaayiin qof oo Soomaali ah, isla

markaasna wuxuu welwel aad ah ka muujinayaa lacagaha ay u soo kala diraan

kooxaha dalka ku dagaallamaya.

Wuxuu aqoonsanayaa qurbe-joogta Soomaalidu sida weyn ee ay muhiimka

ganacsatadii gudaha Soomaaliya ka timid, kuwii gobolka ka yimid iyo kuwii

dibedda uga soo sodcaalay dhammaantood, wuxuuna shirku ugu baaqayaa

inay si xoog leh ugu hawl-galaan nabadaynta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya.

Wuxuu u bogayaa sida firfircoonida leh ee ay shirka uga soo qayb-galeen

maxalliga ah iyo kuwo gobolladaba.

Wuxuu geesinnimo-gelinayaa horumarinta iyo hay’adeynta maamullada

sida ugu wanaagsan, wax uga taraan horumarka dalkooda hooyo.

Wuxuu dhalinyarada Soomaalida ku guubaabinayaa inay midoobaan, si ay,

xilkooda oo ah inay bulshooyinka iyo meelihii ay kala yimaadeen la

socodsiiyaan habkii uu shirku u dhacay iyo natiijooyinkii ka soo baxay, si

aragtida ku saabsan nabad dhab ah oo Soomaaliya ka hirgashaa ay meelmar u

noqoto.

Wuxuu ku guubaabinayaa ka-qaybgalayaasha shirka Mombasa inay gutaan

Soo baxay 11

Mombasa, Kenya

Diseembar, 2009

Leave a Reply