Comments on: Xassan Daahir oo waayay xafiis looga dacwoodo shabaab

By: barre
muxuu yiri?dagaalka ma joojinayo ka xaaxaabihee ummadda udaa wiilka yar oo shalay kula shaqeeynaayay doorashane ugu fadhiyo kursiga aad ummadaada ku leyneyso, ma dhoofikartid maanta manaku qaabilaayaan madaxda adduunka sababtoo ah gacmahaaga dhiig beyleeyihiin uff

By: GeeleYrae
CAJIIB!!!! Asalamu Alaykum somalay waxaan dhanbaalkaan uga tala agaly in aw gaaro ama aqristaan dadka webkaan leh cajiib walle nin aduunjoogoow maxa aaragti kuu laaban walaal waxaan kuleeyahay marka aad leedahay Axmed Godane maxkamad halasoo taagoa am goormaan arki doonaa miyaad dhihi wayde nimanka Xasuuqsom=Amisom iyo dabadhilifyadooda marak ay muqdishu u qaybinayaan BMK  wixii soo raaca miyaadan ka tanqanayn taas mise waxaa kamid atahy nimanka somalaidaa ee lacagta ka aqaada CIA  si ay u baahiyaan beenta iyo wix aan diinta sal kulahayn aniga runta Alla aigu jecel mataageero ama uma janjeero qolo somalaia kajirta lakin waxaan u adkaysan waaye hadalkaan layaabka leh ee aad leedahay ma dhahaysid wixii Itoobiyaanka keenay maxkamad hala keeno ma dhahaysid  mHAONKO midka amisom u taliya ee sanka wayn maxkamad hala keeno ee walaaloow sidee ku dhahday qof muslima gaal ha maxkamdeedo mise……… waa cajiib iyo layaab iyo amakaak wallee  waalagu waydiinaa wixii aad fartaada ku qortay aakhiro ninkaasn haduu danbi agaly Alle s.w.t ayaa kula xisaab tama aee adiga danbi ha gelin

By: farxaan
salaamu caleykum dhamaanba bahda website-ka waan idin wada salaamay marka xigta waxaan rabaa inaan figradayda aan ka dhiibto waxa meesha ka socda

ma wuxuu ilaahay qadaray inuu maanta aweys geed uu ka galo waayo shabaabka waxaa horey loo yiri xaqii afka laga daboolo wuxuu ka dilaacaa feeraha horta marka hore waa ilaahay mahadi hadiiba tani ay dhacdayba waxaanan ilaahay ka rajeenayaa inay isku baaba,aan tan kale ilaahay waa qaadiree ilaahow naga qabo shaydaamada issa soo bahaystay halkaasna waxaa ku cadaaday inaysan jirin wax la yiraahdo diin waxaanse ilaahay maalin maalmaha ka mid ah inaan maqlo ayadoo maxkamad la soo taagayo hor joogayaasha shadaadiinta

waad ku wada mahadsantihiin dhamaanba scw