Qeeybaha| Wararka

Isku shaadheyn lagu sameeyay golaha Wasiirada Xukuumadda KMG

Posted on 18 August 2009 by dadweyne

Ra’iisal wasaaraha Dowladda KMG ah ee Somaliya ayaa isku shaandheeyay Golihiisa Wasiirada,isagoo qaarna xilalka ka qaaday qaar kalena boosaskii ay haayeen ka bedelay,liiskan cusub ayaa waxaa saxaafadda u soo bandhigay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ninka afhayeenka ka ah oo lagu magacabo C/qaadir Walaayo wuxuna u qoran yahay sidan.

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Ahna Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Prof. Ibbi

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Ahna Wasiirka Maaliyadda Shariif Xasan

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Ahna Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Shidaalka C/Waaxid Cilmi Goonjeex.

Wasiirka Cadaalada iyo garsoorka C/raxmaan Max’uud Faarax Janaqow
Wasiirka Wasaaradda Arimaha dibadda Cali Jaamac Jangeli.
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga- Cabdala Boos Axmed.
Wasiirka wasaaradda Amniga qaranka- C/laahi Max’ed Cali Sanbaloolshe.
Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha-Sheekh C/qaadir Cali Cumar.
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta qaranka – C/raxmaan c/shakuur warsame.
Wasiirka Wasaaradda Dastuurka iyo arimaha faderaalka-Madoobe Nuunow Max’ed.
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo arimaha diinta-Sheikh Nuur Cali Aadan.
Wasiiradda Wasaaradda arimaha Haweenka iyo qoyska-Fowsiyo Max’ed Sheekh.
Wasiirka Wasaaradda dhaqan Celinta iyo naafada-Max’ed Cali Ibraahim.
Wasiirka wasaaradda gargaarka Caalamiga-Dr. Max’uud Cabdi Ibraahim.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta-Daahir Max’uud Geele.
Wasiirka wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda- C/casiis Xasan Max’ed.
Wasiirka Wasaaradda xanaanada xoolaha-Abuukar Cabdi Cusmaan.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha- Max’ed Ibraahim Xaabsade.
Wasiirka Wasaaradda hantida Qaranka iyo qalabeynta Max’ed Mursal.
Wasiirka Wasaaradda hidaha iyo Tacliinta sare-Pro. Ibraahim Xasan Cadoow.
Wasiirka Wasaaradda cilmi Baarista iyo Tignoolojiyada-Max’ed Cali Xayaad.
Wasiirka wasaaradda macdanta iyo biyaha-Max’ed C/laahi Oomaar.
Wasiirka Wasaaradda dib u dhiska-Xuseen Ceelaabe Faahiye.
Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha-Max’ed Cabdi Maareeye
Wasiirka Wasaaradda dalxiiska iyo duurjoogta-Max’ed Xuseen saciid.
Wasiirka wasaaradda Caafimaadka-Qamar Aadan Cali.
Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta-C/Risaaq Cusmaan Jurile.
Wasiirka Wasaaradda jaaliyadda Dibadda-C/laahi Axmed Cabdule As,hari
Wasiirka Wasaaradda ganacsiga-C/Rashiid Max’ed Cabdi Cirro.
Wasiirka Wasaaradda howlaha Guud iyo gurayeynta-Max’ed Cabdi Yuusuf.
Wasiirka Wasaaradda Warshadaha-C/Raxmaan jaamac Cabdala.
Wasiirka Wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka- Max’ed Cabdi Gaandhi.
Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo ilaalinta dhirta-Burci Max’ed Xamsa.
Wasiirka Wasaaradda isboortiga iyo Dhalinyarada-Sulaymaan Colaad Rooble.
Wasiirka Wasaaradda hormarinta Reer miyiga-Qadiijo Max’ed Diiriye.
Wasiirka Waxbarashada Axmed C/laahi Waayeel.
Wasiirka Wasaaradda dib u heshiisiinta Nadeynta C/rashiid Xaaji deeq
Wasiirka Wasaaradda Lacagta C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow.
Wasiirka Wasaaradda Hub ka dhigista iyo jiheynta Maleeshiyaadka Farxaan Cali Max’uud.

Wasiiru Dowlayaal

Wasiiro dowlaha Madaxtooyada Xasan Macalin
Wasiiro dowlaha arimaha gudaha C/raashiid Max’ed Xidig.
Wasiiro dowlaha Xafiiska Raiisul wasaarah Qaalid Cumar Cali.
Wasiiro dowlaha Dastuurka iyo arimaha federaalka C/laahi Yuusuf Cigaal.
Wasiiro dowlaha Gaashaandhiga Sheekh Yuusuf Max’ed Siyad Indha Cadde.
Wasiiro dowlaha Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga C/laahi Sheekh Cali

Leave a Reply