Qeeybaha| Cayaaraha

Premier League Horyaalka Ingiriiska oo bilawday,Yaa badiyay yaase laga badiyay

Posted on 15 August 2009 by dadweyne

Galabta oo ay taariikhdu tahay 15 bisha Ogost 2009 ka ayaa waxaa ka bilawday garoomada kala duwan ee dalka Ingiriiska Horyaalka Premier League oo ka mid ah Horyaalada ugu xiisaha badan qaaradda Yurub.

Chelsea 2 – 1 Hull ka badisay Hull, waana guushii koowaad ee tababaraha reer Talyaaniga ee dhawaan ka soo tagay Milan Ancelotti kaas oo kulankiisa ugu horeeyay hoggaamiyay kooxdiisa cusub.

 Haddaba kooxaha sidan ayay isku arkeen

Chelsea 2 – 1 Hull C. FT Aston Villa 0 – 2 Wigan Athletic FT Blackburn R. 0 – 2 Manchester C. FT Bolton W. 0 – 1 Sunderland FT Portsmouth 0 – 1 Fulham FT Stoke C. 2 – 0 Burnley FT Wolverhampton W. 0 – 2 West Ham U

Leave a Reply