Qeeybaha| Wararka

Dhimashada bin laden oo aad loga hadlayo

Posted on 26 July 2009 by dadweyne

CORRECTION AL QAIDA BIN LADENWarbixin laga helay sirdoonka Masaarida aya asheegay inu dhintay hogaamiyihi shabakada al qaacida ee cusaama bin laaden.
Waxa ay warbixintu sheegatay inu dhaawac culus qabay ninkaasi laba bilood ka badan.
Warkani waxa u ka dambeeyay marki u sii kordhay khilaafka madaxnimo doonka ah ee u dhexeeya bin laaden iyo Zawaahiri oo ku xigeen u ahaan jiray marki ay shabakadoodu nooleeyd.
Xubnaha Masaarida ee ka tirsan shabakadan dagaalka u dhisan aya rabay iney la waregaan madaxnimada marki caafimaadka bin laden u xumaaday sidoo kalena taageeradi Sacuudiyiintu u hayeen al qaacida.
Weerarka ka dhanka ah binlaaden waxa u ka dhacay marki laguweeraray gobolka dhibaatadu ka taagantahay ee wassiristaan koonfurtiisa sida ay warbixintu sheegtay.
Saddex billod ee u dambeeysay si gaar ah aya waxa u illalinayay Sacuudiyiinta kooxda ka tirsan Baakistaaniyiin la ijaartay si ay bin laaden ugu badbaadiyaan Masaarisa isla koxda ka tirsan.
Haddi warkani rumoobo waxa arinkani waxa ka badali doona nabada aduunka.
Saraakil Baakistaan iyo xaqiijiyay balse Sacuudiyiinta aya sheegay khilaaf jiray inakasta oo sheegeen in warkan ay weli baarayaan.<

1 Fikradaada

  1. ABDIHAKIM Says:

    ASC BINLAADIN WAA NOOLYAHAY TIIS MARKEEY DHAMAATO AYUU DHIMANAYAA MANA NIMANAAYO ILLAA IYO TIISA EEY DHAMAATO MAREEKANKANE WAA FAASHIL GAAL AH WAANA KU FASHILMAY IN EEY DHAHAAN USAAMA AYAA DILNAY USAAMA WAA UU NOOLYAHAY HADAA DISHIINE 100 LAAL KALE AYAA JOOGTO MANA NOOLAAN DOONTAAN ADINKA INSHALLAAH ASC

Leave a Reply