Kooxda dagaal ka wada Somaaliya ee shabaab aya carrurta ay ka soo kaxeeyeen Mareeykanka iyo reer galbeedka kele ku qasbaya iney safka hore galaan marki dirirtu socoto si ay danahooda militari ugu gaaraan ama dhalintani oo ka shaki sanyihiin u dhamaadaan.
Waxa ka mid ah Jamal Bana oo meeydkiisa loo soo bandhigay shisheeye ahaan, marki askarta dowladu dileen wiillka 20 jirka ah ee sida fooshaxun loo geeyay meel shabaabku ku itaal daran yihiin.
Inta badan koox dhalin ah ee ka tagay America aya hadda waxa ay waayeen si ay u soo baxsadaan.
Waxa markiiba laga qaada Baasborka iyo wixi kaleh ee aqoonsi ah si anay u baxsan, waxa la geeya meel dagaal culus ka jiro oo an laga talaabi karin.
Sidoo kaleh isgaarsiin looma ogola, nin ka mid ahaa shabaabka oo la yira Ibrahim kana baxay kooxda aya horay u sheggay in dhalintaasi la mid yihiin maxaabiis lagu shaqeeysto.
Waxa waajib ah in qof kasta u ka baqo wixii an dani ugu jirin loona fakaro sidi dhalinta an wali la dilin loo soo ceeymin laha.
Fadlan soo qor wixi ad ka qabto sidi loo caawin laha dhalinyarda maqan ee ku jirta gacanta shabaab iyo sidi kuwa kaleh looga illalin laha dhibtaas.
Dadweyne@gmail.com






July 27th, 2009 at 4:13 pm
ASC WAXAAN RABAA IN AAN MEESHAAN KA CADEEYO IN WAXYAABAHA EEY HAYAAN IDAACADAHA AMA WEBSIT YADA IN EE YIHIIN WAX AAN WAXBA KA JIRIN SIDA WAXAA LA DHAHAA WAXAA DAGAAL LAGU QASBAA DHALIN YARO KA IMAATAY MAREEKANKA WAA WAX LAGU QOSLO MANA AHAN WAX DAD LOO SHEEGO AMA WARBAAHIN EEY QORTO MA NIN ALLAAH SIIYAY MASKAX HADANA JOOGA MAREEKAN KA AYAA INTA LA SOO QASBAY AYAA LA GEEYAY SOOMAALIYA GAAR AHAAN MUQDISHO AYAA KA DAGAALAMAY WAXAAN DHEHI ISGAARSIINTA YEEYSAN GAALO RAACYO NAQAN WAAYO ADUUNKA HADA WAXAA ISKU HEESTO ISLAAM IYO GAALO BUUSH AYAANA SHEEGAY AMA ANAKA NA RAAC AMA NAGA SOO HORJEESO MARKA ALLAAH KA BAQA ADUUNKAAN WAA LAGA TAGAA AAKHIRO AYAA HOOY NOO AH WAX LA SOO QORAAYO HALAGA FIIRSADO WAX LA GASHEEGAAYO OO BEEN ABUURKA AHNE HALA DAAYO ALLAAH HALAGA BAQO ASC