Qeeybaha| Wararka

Dhalinta ay shabaab ka cuneen xubnohooda iyo wariye ku sheegyo wareeysanya

Posted on 27 June 2009 by dadweyne

Suxufiyiinta Somaaliyeed ee da’ada yar wax badan ayeey qabteen xili aad u adag waxeeyna mudan yihiin xusid iyo in lagu dhiiri galiyo ficilkooda, balse saxaafadu maha Record iyo qalin la qaato oo kaliya, waxa ku lamaan mas’uliyad.

Balse runtu waxay tahay marar badan ayeey ku gafayaan xirfada ay hayaan dhinca sharciga iyo damiirka intaba.
Waxa ay wareesanayaan qof an xuriyadiisa heeysan oo ku jira gacan dad ka xoog badan oo wax sharci ah inu laheeyn ina wax xukumaan.
Waxa meel kasta laga arkayay dhalin recooro la ordayo dhawaan oo wareeysanaya dhalin lugaha iyo gacmaha laga gooynayo oo ku fulinayaan dad an cid walaayad siisay inay wax xukumaani anay jirin.
Dhalintani malaha qareen, xyquuq racfaan maleh, qaadi la aqoonsanyahay iyo maxkamad midna ma jirto.
Qof xukun xoog ku doonaya miya garsoor heli kara inu si sax ah u rido, kooxda shabaab dad ay habeen iyo maalin dillan aya u xukumaya.
Maha in la tago dhalin lagu gafayo oo xoog lagu heeysto in wareeysi la weeydiiyo oo la yira ka waran waxa jira,wariyahaasi iyo rikoorkiisuba weey gafeen, waxay ku qaldameen xirfada suxufinimo iyo sharciyada la xiriira damiirka, waxayna dacyaad u fidiyeen wax ma garatada shabaab.
Maalin kasta waxa dhinta tobonaan ay ku jiraan dumar iyo caruur oo u dhinta in shabaab iyo xisbul Islaam wax ka noqdaan siyaasada Somaaliya.
Waxa iyaguna dila dad Somaaliyeed gacan ka geeysta askarta dowlada iyo ciddamada an dhaqanka fiicneeyneyn ee Ugan iyo Burundi oo is xilkasnimo dari ah u duqeeya goob shacbi degen yahay.
Haddi qof la gacan gooynayo waxa fiican mida shabaabka yo Xisbul Islaam in loo horeeysiiyo, sababta oo ah waxay xadeen karaamada shacabka Somaaliyeed, waxaeyna dilan dad an wax danbi an galin.
Fu’ad 5go’ale oo dadkan xukumay bal halku ku bartay garsoor, qof kasta oo diinta wax ka bartay ma noqon kara xaakim, maxeeyse tahay magaalada qeeybsan oo aanad gacanta ku heeyn garsoor kala qeeybsan u samee.

Dadweyne.com

10 Fikradaada

  1. zakikariye Says:

    al shabaab wey saxanyihiin ee af lagaadada ka daaya wax yahoiw cawaanta.

  2. Ruuna Says:

    Asalaamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakaatu

    Waxaan rabaa in aan u sheego qofkaan magaca Zakariya wato, waxaa kuu fiican in aad iska aamustid ama aad wax macno leh soo qortid, Maxaa yeelay dadkaan A-lshabaab isku sheegayo jano kuma galinayaan waa dad kufaariin ah oon diinba haysan, haday yahiin dad diinta muslinka ah ku dhaqmaya waxa ay umada somaliyeed oo muslinka ah ku samaynayaan maba ay sameeyeen. marka waxba ha difaacin danbi yuu kaa raacin. Ee adiga waxaad samaysaa Allahii ku abuurtay ee naftaan aad ku hadlaysid ku galiyey ka cabso oo haku naartagin kuwaan aad is leedahay difaac.

    Wabillahitowfiiq

  3. Cabdifataax Says:

    A s c marka hore aboowe fikradayda waxay tahay in labada dhinac ey siyasada isku haya ey isku mid yihin dhanka xasuuqa dadka waxana kalo ku leeyahay shawab ceebtiisa iyo wuxuu yahay shacabka waad usheegtay waadna ku mahadsantahay lakin maxaa kuu diiday inaad sheegto waxa ay yihiin dadkan mas ulnimada shegayana oo shacabka gaalada ku fasaxay by wad mahadsantahay c/fitax

  4. Ikraam Says:

    Fikradayda waxay tahay in ey labadaba qaldanyihiin eyna shacabkana xusuqaan weyna kala daranyihin waxana daran dowlad isku sheegtan ridada ah by

  5. Ikraam Says:

    Fikradayda waxay tahay in ey labadaba qaldanyihiin eyna shacabkana xusuqaan weyna kala daranyihin by

  6. Cabdi shax shaxle Says:

    Asalamu aleykum marka hore marka xikta shawaab waa dad wax magarata ah oo dadkooda soomaliyed nafsadoda {n g o} ku qaadanaya waana ka xumahay iney diinta islaamka ah gabaad ka dhiktaan alle ayey ku been abuuranayan waxan fariin ujeedinaya shacabka somaliyed war shacabow waxan diin aheyn yaasan diin leedinka dhigin diinta islaamka waa naseexo waana amni mana aha diinta islaamka ah in nin ashahadanaya lagowraxo ayado camera laga duubayo waxan kalo baaq ujedinaya dowlada kmg ah hadii aad shacabkan ka nexesaan dhibatada halmar gudbiya oo kasaara qawarijta dalka oo dhan isla halwaqti ee wadahadalkan aad ugu yeereysan ka daaya ileyn shacab ayaa ku dhamada malin kasta by

  7. Muscle Building Tips Says:

    Okay, I don’t go along on a thing or two whilst the remainder seems professional.

  8. Anti Aging Products Says:

    That is way too excellent than predicted.

  9. Sick Profile Maker Says:

    Now after which I’ll stumble across a article like this and I’ll recall that there really are still exciting pages …

  10. qKdC2OA Says:

    I want to post quick hello and want to say appriciate for this good article. tK0Wjt2kTwcAmC

Leave a Reply