Shacbiga Somaaliyeed ee ku nool magaalada madaxda Degmada Afgooye aya ka cabanaya khilaaf cabsi wata oo ka jira halkaasi oo ka yimid siyaasada an deganeeyn ee labada kooxood ee meesha qabsaday ay ku dhaqmayaan. Xassan Cumarani oo ka soo guuray Afgooye aya sheegay inu ka cabsi qabo dagaal aad u fool xun oo halkaa ka dhaca. “Shabaab ma aqoonsana xisbul Islaam, dhinaca kalena waxay aqoonsan yihiin in iyaga ay joogaan Afgooye,” ayu Cumaraani sheegay. Waxa kalo ku hadlay ninkaasi in Afgooye xata khudaarti ka qaaliyooday. “Gancasatadi imaan jirtay ee noo keeni jirtay wixi an ku noolaan karno ee baxsan khudaarta weey cabsadeen, shabaab sidi CID marba qofki yimaada wax weeydiinaya.’ Waxa kaleh oo ka cabanaya dhib xaga gaadiidka ah dadka Afgooye. Waxa sheegta in maamul ay u sameeyeen Degmada Afgooye Xisbul Islaam, maamulkaasi oo u badan Beesha Ceyr halka dadka dagaankuna ay ku yar yihiin ama anay kuba jirin. Dableey ka tirsan beesha Ceeye aya si xoog ah ku xukumi jiray Afoggoye 19 sano ee dagaal Sokeeye socday. Waxeyna ka xumaadeen in nooc maamulki hore ah haatan loo bixiyay mid Islaami ah lagu dhawaaqay iyadoon dadki dhulka lahaa lagu tixgalin. Muddo dheer waxa Afgooye xukumay caaqil dagaal Cirfe Cali oo ka soo jeeda Galgudud.





