Qeeybaha| Diinta

dadka la diriraya dowladu ma heeystaan Diinta slaam, R/W C.Cabidrashiid

Posted on 19 June 2009 by dadweyne

Raisul Wasaare Cumar Cabdi Rashiid Cali “Sharmarke” ayaa qeexay dadka la diriraya Dowlafiisa ku doodaya iney yihiin dad an heeysan caqiidada Islaamka.

“Waxa maqaleeysa qof ayay ku dileen masaajid u ku tukanayay, waxaeyna sameeyeen wax kasta oo Islaamku fogeeyay, sidaad darteed maha dad Muslimiin ah,” ayu yiri Sharmarke oo la hadalayay saxaafada isagoo jooga caassimaad Somaaliya.

“Cabsan meeyno, ka gaban meeyno argagixiso ka amar qaadata shisheeye oo dalka Somaaliya gaarsiiyay dhib.

Waxa la sheego shabaab iyo al qaacida, aragagixiso anaga waa iskugu kaayo mid.”

Waxa kaloo u sheegay in ay been tahay in Baladweeyne lagu dilay dad Etoobiya ka yimid.”

Horjoogayaasha shabaab aya sheegay in saraakiil ka soda Etoobiya lagu dilay qaraxi laguĀ  beegsaday saraakiil Dowlada ku meel gaarka ah ee Somaaliya oo u sareeyay Marxuum Cumar Xashi Aden, Wasiirki Amniga Qaranka ee Somaliya.

5 Fikradaada

  1. Ibrahim Says:

    A.S
    walaalayaal ninkan meesha hadalkiisa lagu soo gudbiyay waxa loo haystay nin waddani ah oo ayaantii la doortay waxa dadku ay aad u soo xasuusteen halgankii aabihii Marxuum C/rashid Cali Sharmaarke ALLAHA u naxariistee, laakiin waxaa nasiib darro isa soo tarayay sida is daba jooga ah ee uu u caddaynayay inuusan dhabbihii aabihii haysane uu mid ay ku soo shubeen reer galbeedka oo u wax ku soo bartay uu fulinayo, mar uu badda gato iyo mar uu dadka gato iyo mar uu meelahaas ka nac nacleeyo ayuu ilaa hadda waqtigii gaabnaa ee uu jeray uu ku dhammaystay haddaba waxaan uga digayaa asaga iyo inta la midka ah inay ku kadsoomaan reer galbeedka oo ay walaalohood si wanaagsan ula hadlaan oo idaacadaha markay ka hadlayaan aysan isticmaalin wixii uu Bush-ki U.S.A dhulka galiyay uu isticmaali jiray .
    gabagabadii waxaan ku waaninayaa dadka isku haya soomaliya in ay ALLE ka baqaan oo dadka masaakiinta ah u turaan oo waddanka aan cadow loo gacan galin.
    wassalaamu calaykum

  2. omar Says:

    waxaan ahay wiil somaliyed oo ku dhashay magalada mogadisho waxaan ka xumahay dhibaatadan intuucimrigeygu la egyahy socota oo aan dhamaad laheen
    ee sheeq iyo sheydaanba ay is barbar socdaan ayagooleh waxaan wadnaa diin tiisaxda aheed walaalayaal waxaan idin weydiinayaa anaga mawaxaan ahaanjirnay dad gaalo ah oo u baahnaa in diinta lagu soo dabaaalo?
    dadka somaliyeed ee dagaalamaya meyrunta iska sheegaan oo yiraahdaan anaga waxaan rabnaa in kursiga nooladhiibo hadiikale wax soconaayo majiraan sidaan ayaa u qeerbadnaan laheed……..
    iga raali ahaada hadaan somaliga sifiican u qori karin

  3. omar Says:

    hadaan marlabaad idinkaga jabaabo su,aashiinii
    dadkani ladagaalamaya dowlada waa dad muslimiin ah oo fahamay qalad diini ah oo u baahan in si maskaxi ku dheehan tahay looga soo celiyo qaladka ay ku socdaan lana fahansiiyo meesha uu qaladkoodu uu kasocdo aniga sidaas ayay ila tahay waa in aan labadooduba midna lacaawin oo aan dhiiga shacabka somaliyeed labaneysan oo laga dhex baxo is aan anaga hadeynu nahay shicibka somaliyeed danbi ugageli walaalaheen somaliyeed ee nagula nool magalada muqdisho hadalkeygu waxaan ku soo xiraaya dowlada iyo mucaaradkeeda dhamaantood waa qaldan yihiin waxay sameenayaan maahan wax umada somaliyeed dani ugu jirto

  4. Ma Gabade Says:

    DADWEYNOW DHAGEYSO,DADKII DHIIGBAXYOO LAWADA DIL MID KUGU DHIIGA IYO MID KAA DHIIG AHBA HADBA SHAATI LAYSKU XIDHOO MAR AAN MADAX NOQDO DARTEED LAYSKU WADA GOWRACAY MA TAAS DADNIMO IYO DIIN LAGU TILMAAMA NIN GARAT LEH GARAYE MAXAYSE KUWA KALE LA GARMAAMAYAAN MISE MIYIR KIIBA KA TAGAY MAXAD HADBA MEEL UGU YAACDAAN MISE XOOLO JACAYL IYO XUKUN JACAYL BA IDINKA GUUXAYA MARKAASAY IDINKU QARAARAATAY OO AY IDINKU QASABTAY INAAD DIINTII SUUBANAYD KU TUMATAAN ADDUUNYO DARTEED TAASI WAA MID LAGU WEYDIIN DOONO CIQAABTEEDUNA KUU TAAL EE MAANKA GASHO.

  5. xuseen maxamed Says:

    maslaxada umadda soomaaliyeed suurtagamiyaa in ay u afduubnaato kooxo aan la aqoon hadafkooda oo ku been abuuranaya diinta ilaahay jawwaabtu waa maya si looga gudbo halaaga ay noo keeneen qaswadayaalkan la marin habaabiyey waa in cid shacabku dareemo dhagartooda oo la iska qabto shacabka soomaaliyedow daah idinkama saarna halka ay wax marsiinayaan waad aragtaan habdhaqankooda guracan ee baalmarsan kitaabka alle iyo sunnada nabigeena nnkh waxaan ogsoonahay ficiladooda qaloocan in aan la dhihikarin laguna tilmaami karin dad diinta ilaahay u diriraya soomaalidu way taqaanaa diintooda qofna ma mooga kooxahan ujeedooyinka qaloocan wata baadilka ay ummada u horseedayaan iyo daadinta dhiiga muslimiinta waana xaaraan in la garab istaago dad si bareer ah ugu tumanaya aas aaska diinta islaamka waa iswaydiine goormee islaamku baneeye in la daadiyo qof muslim ah dhiigiis goormeese la baneeye in qof muslim ah oo tawxiidkiisa la maqlayo la gaaleeyo xageese islaamka uga sugnaatay in inta dad muslim ah la laayo la yiraahdo jannaa lagu galayaa?waa yaab iyo amakaak iyo kasii yaab waa arrin u baahan in si buuxda looga hortago oo aan la fiirsan falalka guracan ee aan qof diinta ilaahay yaqaanaa fiirsan karin waa xadgudub waa beeb abuurad iyo fahan daro cidiiku taageerta kooaxahan qaska kawada wadenkeena bur bursan iyo cidii rumaysata wararka ay faafiyaan ee ah janadan gacanta lagu sito waxay qatar ugu jirtaa carada ilaahay ee ka toobadkeena in goorgoortahay dad maalku taageera hurinta colaadaha iyo daadinta iyo barakicinta shacabka soomaaliyeed ilaahay baase kula xisaabtami doona dhalinyarta walaalahay ah waxaan kula talinayaa inka waantoobaan iskana jiraan waxa ay wadaan dadkan diinta ku gambanaya ee sida cad u geesmarsan qofkii janno raba camal suuban alle ha ugu dhawaado ma ahan in aa aaminto dhiig muslimbaan janno ku gelayaa iyo dagaal muslim dhexdiis ah war ilaahay ha laga baqo oo ha la joojiya waxaan aad wadaan war ilaahay ha laga baqo oo yaan la fiirsan qaladkaan wayn ee aan ka hortagno in aan ilaahay noogu caroon dambigaan aya falaayaan kuwan aad wada aragtaan aadna ,ka dheregsantihiin waxay wadaan iyo diinteena suuban in ta ay isku jiraan

Leave a Reply