Warar

Sawirro:-Maxaabiis laga soo dejiyay Muqdisho iyo masuuliyiin…

1

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa laga soo dajiyay Maxaabiis laga keenay dalka Libya, kuwaasi oo tiradooda ay gaareyso illaa 13 dhalinyaro. Dhalinyaradaan ayaa waxaa u fududeysay inay dalkooda ku soo laabtaan dowladda Federalka Somaliya, kadib markii Safiirka Midowga Yurub ee Somaliya Ambassador Cali Siciid Fiqi dowladda ay u xil saartay arrintaan. Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federalka ...

Read More »

Dhageyso:-Dadkii ugu badnaa oo lagu xirxiray M/Muqdisho

Howlgal-baaritaan

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay howlgallo kala duwan waxa ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Ciidamada ayaa howlgallada waxa ay sigaar ah uga sameeyey Xaafadaha Siigaale Taleex ilaa Soonakeey ee degmada Hodan,waxana dadka deegaanka qaarkood ay Dalsan u sheegen in Ciidamadu ay baaritaano ku sameynayaan Guryaha,halka wadooyinka ay dadka ka qab ...

Read More »

Duqa Muqdisho”Waxaa jira canshuur laga qaado Bulshada oo aan ku dhicin qasnada dowladda”

duqa

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Canshuuraha laga qaado Shacabka ku dhaqan 17-ka ee Gobolka Banaadir. Injineer C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow) ayaa sheegay iney jirto Canshuur badan oo laga qaado Shacabka balse aaney ku dhicin qasnada Dowladda oo ay si gaar ah u isticmaalaan dadka qaada Canshuurtaas iyo kuwa u dirsada ee amra in Canshuurtaas la ...

Read More »

Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo xabsiga ka sii daayay 1,500 maxaabiis ah+Sawirro

2

Mas’uuliyiinta Maamulka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa xabsiga ka sii daayay ku dhawaad  1,500 Qof oo ka tirsan Jabhadda Mucaaradka ah ee ONLF ee ka dagaallanka dhulka Soomaalida Itoobiya. Siideynta Maxaabiistaan ayaa lagu soo beegmay xilli wadahadal qaatay maalmo badan ay yeesheen ONLF iyo sidoo kale dowladda Itoobiya. Dadkaan faraha badan ayaa laga sii daayay Xabsiga Jeel Ogaadeeniya ee Magaalada ...

Read More »

Dhageyso:-Bajaajlayaal loo xiray amnidaro Magaalada Garoowe

BAJAAJTA

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in Xabsiga la dhigay tiro ka mid ah Darawalada Mooto Bajaajta isla markaana laga xareeyay Mootoyinjoodii. Maamulka Magaalada Garoowe ayaa arrintaan ku sababeeyay in ay lidi ku yihiin Amniga Magaaladaas,iyaga oo ka dhega adeegsay ammaro horay loo faray. Xoghayaha dowladda hoose ee Magaalada Garoowe Maxamuud Cali ...

Read More »

Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay musuq maasuqa

Qiimeynta

Warbixin ay soo saartay Transparency Internation ayaa waxa ay shaaca uga qaaday in dalka Soomaaliya uu weli kaalmaha hore kaga jiro Wadamada ugu musuq maasuqa badan Caalamka. Liiskaan Sanadlaha ah oo ay Hay’addu soo saartay ayaa muujinaya in Soomaaliya oo ka mid ah Wadamada Qaarada Afrika ay kaalinta koowaad ka gashay musuq maasuqa. Hay’adda ayaa qiimeyn ku sameysa musuq maasuqa ...

Read More »

Soomaaliland oo xirtay Siyaasi dhisayay Maamul Goboleed Cusub

Siyaasiga-

Ciidamada Amaanka Maamulka Soomaaliland ayaa ayaa xalay waxa ay Xabsiga dhigeen  Siyaasi dhawaan shaaciyey in uu Maamul Goboleed Cusub ka samaynayo deegaanada gobolka Saaxil ee Maamulkaasi Soomaaliland. Wariyayal ku sugan  Magaalada Burco ayaa sihoose Dalsan ugu xaqiijiyay in ciidamada ammaanka Soomaaliland ay xireen Siyaasi Saleebaan Ibraahin Maxamuud oo ah masuulkii dhawaan ku dhawaaqay inuu samaynayo maamul goboleed uu yeelanayo gobolka ...

Read More »

Akhriso:-Wararkii u dambeeyay ee Qaraxyo ka dhacay duleedka Balcad

balcad

Qaraxa Koowaad ayaa qabsaday Gaari nooca Soomaalida u taqaano Deynada oo ay saarnaayeen kaliya Darawal iyo Caawiyihiisa( Kirisihbooy) kaas oo ka tegay degmada Balcad. Gaarigaan oo ku sii jeeday tuulooyin ka tirsan Balcad si uu uga soo qadu Dhuxul basle xili uu marayay deegaanka Haansheekh  ay miinada nooca dhulka aaso aheyd ay qabsatay,waxaana ku dhintay Darawalkii Gaariga oo lagu Magacaabi ...

Read More »