
Kulankan oo diirada lag saarayey isbadaladi ugu dambeeyey ee dalka gudihiisa ka dhacay iyo kaalinta Ahlusunah ayaa waxaa soo qabanqaabisay hay’ada arimaha dhalinyarada ka shaqeysa ee SYAO. Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay culumaa’udiin caan ka ah dalka Soomaaliya oo uu ka mid ahaa Shiikh Cismaan Xidig oo si weyn loogu qadariyo fidinta [...]
Ururarada bulshada rayidka Muqdisho ayaa u muuqda kuwodhiiragalinaya ciidamada xooga dalka ee maalmahan guulaha is daba jooga ah kagaarayey dagaaladi ay la galeen kooxda shabaab. Gudoomiyaha ururka dhalinyarada SYAO Max’ed Ibrahim CaliCajiib oo ay wehliyaan haweenka Muqdisho ayaa si wadajir ah waxaa ay booqashougu bixiyeen furumaha dagaalka si ay ciidamada ugu dhiiragaliyaan dagaalkashabab Muqdisho looga xureynayo. Max’ed [...]
Ciidammada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Gedo ayaa maanta Howlgal ku qaaday goob ay isbaaro u taalay Maleeshiyo ka tirsan kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab. Goobta ay Ciidammada Dowladda Soomaaliya maanta howlgalka ka fuliyeen ayaa 20KM u jirta magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo waxaana Ciidammada u suurto gashay inay la wareegaan gacan ku heynta [...]
Wasiirka arrimaha dibbadda dalka Turkiga Axmed Da’ud Oogle oo warbaahinta la hadlay asagoo ku sugan magaalada New York oo uu uga qeyg qgalay shir gaar ah oo arrimaha bini’aadanimada Soomaaliya looga hadlayay ayaa waxaa uu ugu horeyn sheegay in xukuumadiisu ay safaaradeeda ka furanayso Soomaaliya todobabaadkaan gudahiisa. Wasiirka waxaa uu sheegay inay Soomaaliya ka fulinayaan hawl badan [...]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta xarunta maamulka B/Banaadir kaga qeybgalay Munaasabad lagu maamuusayay nabadda ka aslaaxday Muqdisho iyo howlgallada ciidamada. Munaasabaddaasi oo ay ka soo qeybgaleen dadweyne aad u farabadan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiinta maamulka gobolka ayaa Madaxweynuhu ka jeediyay qudbad qiimo leh oo taabaneysay dhinacyada [...]
Posted on 22 September 2011
Press release: SYAO condemns the awarding of weapons to young children by the al shabaab militia. (Wednesday, 21 September 2011) The following is a radio broadcast that was aired by Andalus Radio (Voice of Shabab) A radio station run by Somalia’s al-Shabaab militia group has awarded weapons to children who won a Koran-reciting competition. Andulus radio, based [...] akhri intakaleh
Posted on 15 August 2011
According to the international media, almost 300,000 children were killed by starvation and others will die in the coming months unless external aid does not reach in time and the distribution doesn’t arrive in all the regions of Somalia. That’s the only way you could save thousands of children who suffer hunger, thirst, and displacement; [...] akhri intakaleh
Posted on 24 July 2011
The World Food Program can’t reach 2.2 million Somalis in desperate need of aid in militant-controlled areas of Somalia, WFP’s director said Saturday, meaning refugee camps in nearby Kenya and Ethiopia are likely to continue seeing thousands of new refugees each week. The needs of those in Somalia’s expanding famine zone are extraordinary, prompting parents to sweep [...] akhri intakaleh
Posted on 24 July 2011
Al-Shabaab, the militant group that controls much of Somalia, said a ban on humanitarian aid agencies was still in place despite emergency appeals. Much of the Horn of Africa is mired in one of the worst droughts in decades prompting aid agencies to declare a humanitarian emergency for war-torn Somalia. Al-Shabaab spokesman Ali Mohammed Rage announced earlier [...] akhri intakaleh
Posted on 24 July 2011
Somalia’s parliament has approved the cabinet chosen by newly-appointed Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali. Lawmakers voted Saturday 397 to 21 in favor of Mr. Ali’s choices, which include 18 ministers and deputy ministers and 9 state ministers. Mr. Ali told parliament the new government would focus on fighting corruption and improving Somalia’s tenuous security situation. The new [...] akhri intakaleh
Posted on 04 May 2011
A story that appeared in this Sunday’s Nation titled Kenya grapples with influx of immigrants portrayed Somali refugees as a security threat by associating them with Al-Shabaab, the same violent and ruthless organisation that is preying on and displacing many thousands of innocent Somali men, women and children. The article claimed two Somalis were arrested last [...] akhri intakaleh
Posted on 02 May 2011
Dagaalkan oo u dhaxeeya maleeshiyada kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Gedo ayaa waaberigii saakay ka dhacay duleedka degmada Garbahaarrey ee xarunta gobolka Gedo waxuuna dagaalkaasi uu socday muddo saacado ah. Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo ku sugan degmada Garbahaareey ayaa Radio Muqdisho u sheegay in [...] akhri intakaleh
Posted on 24 April 2011
Culumaa’udiinka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan Gobolkasi in ay ka fogaadaan meelaha ay ku suganyihiin Khawaarrijta Shabaab. Sheekh Cismaan Sh. Axmed Abu xamsa oo ka mid ah culumaa’udiinka Gobolkaasi isla markaana la soo xiriiray Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay la dagaalamayaan Khawaarijta Shabaab ee dhibaatada ku heysa dadka ku dhaqan Gobolkaasi, [...] akhri intakaleh
Posted on 23 January 2011
Somali community in Bonn were celebrated a welcomed returning of the Somali embassy in Germany. The ambassador of Somali embassy in Bonn Mohamud Mohamed said that “we were very happy to get back our embassy to Germany who ware sold to Germany by the former ambassador to Germany so we will get it. This [...] akhri intakaleh
Posted on 23 January 2011
The president of Uganda Yoweri Museveni and the president of south Africa Jacob Zuma are taken meeting about the situation of Somalia in the Pretoria city. The meeting’s main objectives are to take information about what is going on of Somalia. The President Museveni was on Friday addressing a joint press conference with host President Jacob Zuma [...] akhri intakaleh
Posted on 23 January 2011
At least two soldier’s dead and other wounded after am posh attach in the Hiran region of central Somali. The confrontation between Somali government troops and Al shabab Extremists group in the Hiran region of central Somalia, after some soldiers tried to take over a checkpoint at the kalabeyr outside Beletweyn. Witnesses told the somaliweyn three soldiers [...] akhri intakaleh
Posted on 23 January 2011
The Somali federal government TFG has named new ambassador to Sudan at the Somali embassy in Khartoum. The new ambassador Ahmed Malim told press after met with Sudan president Omar Hassan Al-basher where approved to present Somali government in Sudan. The President of Sudan H.E Omar Al- basher has accepted credentials immediately from the new Somali ambassador [...] akhri intakaleh
Posted on 25 November 2010
KAMPALA, Uganda, Nov. 24 (UPI) — Uganda is hosting a regional security meeting on Somalia’s al-Shabaab militant group. U.N. and top security chiefs from nine countries attended the two-day conference in Entebbe, The New Vision newspaper reported Wednesday. Uganda’s chief of military intelligence, Brig. Gen. James Mugira, said the conference’s agenda included a study into links between [...] akhri intakaleh
Posted on 23 November 2010
Nairobi – Kenya’s authorities have arrested seven young men, including a Nigerian with a British passport, on suspicion of attempting to reach Somalia and join an al-Qaeda-linked group there, local media reported Tuesday The Daily Nation, quoting a coastal police official, said the six Kenyans and the Nigerian were arrested on the small island of Lamu [...] akhri intakaleh
Posted on 12 November 2010
Mogadishu: On the eve of the Muslims Eid Al Ad-ha, the president of the United States of America Barack Obama on Friday sent a congratulatory message to his Somali counterpart Sheik Sharif Sheik Ahmed to wish him a good Eid festival. An emailed press statement from the office of Somali President said Friday that the kind [...] akhri intakaleh
Posted on 08 November 2010
By Jason Straziuso (CP) – 2 hours ago NAIROBI, Kenya — Three gunmen from Somalia crossed the Kenyan border and killed a community organizer working with Somali refugees, officials said Monday, a cross-border incursion that underscores the threat militants pose to Kenya. The victim, Ibrahim Mohamed, had reportedly been encouraging Somali asylum seekers not to return to [...] akhri intakaleh
Posted on 04 November 2010
Gabar Somaliyeed oo dadeedu tahay 19 ayaa lagu qasbaya nin shabaab ah oo aad ula il daran xanuunka qaaxada, falkani waxa u ka dhacaya magaalada Marka. Ninkan oo ka yimid meel ka foog degaanka ayaa lix billod ee u danbeeysay ahaa naf ka dhoowr balse xubno ay qaraabo yihiin ayaa codsaday in ninkan loo guuriyo [...] akhri intakaleh
Posted on 04 November 2010
Wakiilka degaanka galgala Maxamed Sicidd Atam ayaa lagu waramaya inuu dhumiyay xasuusti isla markaana u maryaha tuurayaano xilliyada qaarkood. Warkan ayaa waxaa laga helay nin ay qaraabo yihiin oo sheegay in la siiyo Atam 6 goor kiniinada jiifka si loo qaboojiyo maalin kasta. Waxaa xanuunku lagu arkay Atam qeeylou billabay marku u baxsanayay si u uga fakado [...] akhri intakaleh